In ka badan 300 oo Arday oo maanta ka qalin Jabisay Jaamacadda Jamhuuriya (Sawirro)

Waxaa maanta hoolka Sahal ee magaalada Muqdisho lagu qabtay xaflad ku qalin jabinayeen arday dhameesatay waxbarashada heerka koowaad ee jaamacadda kuwaasi oo dhameesteen kuliyadaha kale duwan ee jaamacadda waana 330-arday oo muddo jaamacada dhiganayeen ayay maanta soo gaba gabeeyeen. Kuliyadaha ay ka qalin jabiyeen ayaa waxaa ay kale ahaayeen; FACULTY OF COMPUTER & IT,FACULTY OF … Continue reading In ka badan 300 oo Arday oo maanta ka qalin Jabisay Jaamacadda Jamhuuriya (Sawirro)